Wareegga 1aad ee dacwadda baddeenna oo si rasmi ah u soo gabo gabowday
Wareeggii 1-aad ee Dacwadda Baddeenna ayaa maanta si rasmi ah u soo gaba-bagoobay.. Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, maanta oo ay...
View ArticleFAALLO: Sidee bay Kenya uga falcelineysaa gar maqalka badda ee noo dhaxeysa ?
Muqdisho:- Dawladda, Shacabka iyo warbaahinta dalka aanu deriska nahay ee Kenya ayaa siyaabo kala duwan waxay uga falceliyeen dacwadda gar maqalka badda Soomaaliya oo ay Kenya oo ka dhacaysa Maxkamadda...
View ArticleTaariikhda Bare sare AUN Axmed Muumin Warfaa
Eebbe weyne ha janneeyo, waxaa 24 Maarso 2021, Muqdisho ku geeriyooday Bare sare. Axmed Muumin Warfaa, oo ka mid ahaa aqoon-maalka iyo indheer-garadka Soomaalida, kuwooda wax laga weydiiyo kasmada...
View ArticleHalkii uu xoreystay ayuu sanad kaddib kula xafladeystay, xilihiisana ku...
Xiddigle Maxamed Axmed Salaad (Carab yare), Taliyaha horinta koowaad, ururka 83-aad, Guutada 14 Oktoobar ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed waxa uu ka mid ahaa saraakiishii hoggaamineysay howlgalkii...
View ArticleNin qalqal geliyay Dalal badan oo Yurub ah
Askari horay uga tirsanaa militariga dalka Belgium oo lagu magacaabo JURGEN ayaa ku jira dhuumaaleysi laga bilaabo taariikhdu marki ay ahayd 19-kii bisha May kedib markii ay soo shaac baxday inuu...
View ArticleQormo: Jowhar maxaan ku soo arkay?
Khamisitii la’ soo dhaafay waxan kamid ahaa wefdi culus oo uu hoggaaminayey Raisal Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble, ujeedada wefdigu waxa ay ahayd bal in madaxda xukuumaddu indhahooda ku...
View ArticleTartan suugaaneedka Hoyga Maansada Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qaban doono
25 Agoosto 2021: Waxaa maanta la daahfuray barnaamij lagu horumarinaayo dhaqanka & suugaanta oo la magac baxay “Hoyga Maansada Soomaaliyeed. Hoyga Maansada wuxuu isku keenayaa abwaanada iyo dadka...
View ArticleMaxaa laga dhaxlay Qabsashadii iyo ka bixitaankii Ciidamada Mareykanka ee...
Dalka Afgaanistaan waa Waddan ku yaalla Bartamaha Qaaradda Aasiya, waxaa xuduud la leh wadamada Tajikistan, Uzbekistan iyo Turkmenistan , Iiraan iyo Pakistanna. Afgaanistaan waxa soo maray...
View ArticleTartanka Gabayada Soomaalida oo maanta lagu daahfuray magaalada Muqdisho
21 Sebteembar 2021 –– Tartanka Gabayada Soomaalidu maanta ayuu si rasmi ah u furmay, waana abaalmarin sannadle ah oo uu qabanqaabiyay Hoyga Maansada Soomaaliyeed oo taageero ka helaya...
View ArticleRW Rooble oo Khudbad muhiim ah ka jeediyey munaasabadii Afisyooni (Daawo)
Maanta waxaa Muqdisho ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Somaliland oo waxaa la dhageysanayaa hadal jeedinta musharaxiinta 11-ka kursi ee Somaliland ku meteli doonta golaha Aqalka Sare ee...
View Article